Svenskafé

Är du ny i Sverige och vill träna svenska eller bara lära känna nya människor? Har du läxor
från skolan som du vill ha hjälp med? Alla, du som är ny i Sverige eller du som har bott här
länge, är välkommen till ”Svenskafé”. Vi träffas, fikar och har trevligt tillsammans. Vi pratar
om olika ämnen som hälsa, hygien, miljö och ekonomi. Ibland gör vi också utflykter.

Vi samlas varje lördag kl.10:00-12:00 i Lugnetkyrkan.

Har du frågor?
Skicka e-post till info@lugnetkyrkan.se

Are you new in Sweden and want to practice speaking Swedish or just get to know new people? Do you have homework from school or SFI that you want help with? Everyone, who is either new in Sweden or have lived here forever is welcome to ’Svenskafé’. We get together, eat some Swedish fika and have a great time. Sometimes we make small trips together or talk about specific topics such as self-care, environment and finances.

We gather every Saturday at 10am – 12pm in Lugnetkyrkan.

Questions?
Send e-mail to info@lugnetkyrkan.se

Adigu ma tahay mid ku cusub Iswiidhan oo ma dooneysaa in aad ku tababarto
iswiidhishka ama aad rabtid in aad baratid dad cusub? Ma leedahay shaqo guri lagaa
soo siiyay dugsiga oo aad rabto in lagaa caawiyo? Qof walba, adigan oo ah qof ku
cusub Iswiidhan ama adigan halkan ku noolaa muddo dheer, waa lagugu soo
dhaweynayaa ”Svenskafé”. Annagu waa aannu kulannaa, wada qaxweynaa oo waa
aannu wada baashaalnaa.

Annagu waan aannu ka wada hadlaynaa mowduucyo kala duwan sida caafimaadka,
nadaafadda, deegaanka iyo dhaqaalaha. Mararka qaarkood annagu waxa aannu
sidoo kale sameynaa bannaan aadid.

Annagu waxa aannu isugu imaannaa Sabti kastaa saacaddu markeey tahay 10:00 – 12: 00 Lugnetkyrkan.

Ma qabtaa wax su’aalo ah?
u soo dir e-dhambaal ku socda info@lugnetkyrkan.se